Daawo Sawirada :Sida Quruxda badan ee loogu ciiday Deegaanka Daarusalaam ee Muqdisho

Kumanaan ka mida shacabka ku dhaqan Magaalada Muqdisho ayaa ku ciiday xaafadda Daarusalaam, oo ka mida xaafadaha ugu bilicda wanaagsan ee Caasimadda Muqdisho.   Dadweyne fara-badan ayaa Salaadda Ciidda ku oogay Masaajidka weyn ee deegaanka Daarusalaam, ka dib markii ay qaarkood isaga kala yimaadeen Degmooyinka Gobolka Banaadir.   Dadweynaha reer Muqdisho oo markii dambe isugu … Continue reading Daawo Sawirada :Sida Quruxda badan ee loogu ciiday Deegaanka Daarusalaam ee Muqdisho